Rooble oo si adag uga hadlay weerarkii lagu qaaday Dhabancad Digniina u diray labo taliye

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay ficillada gurracan iyo isku dayada is daba joogga ah ee lagu carqaladeynayo habsami u socodka doorashooyinka, ficilladaas oo uu ugu dambeeyay isku daygii maanta lagu beegsaday Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka, Howlwadeennada Golaha Shacabka iyo 16-kii xildhibaan ee dhawaan … Continue reading Rooble oo si adag uga hadlay weerarkii lagu qaaday Dhabancad Digniina u diray labo taliye